​Puntland: Taliyaha Booliiska oo ka hadlay sababta shaqada looga joojiyay[Dhageyso]

0

Taliyuhu wuxuu intaas ku daray in dadkaas la sii daayay 26 bishan markii lagu waayay wax dambi ah mas’uuliyiin katirsan maxkamadana ay booqdeen Saldhiga islamarkaana codsadeena in la cadeeyo kiiskan maxkamadana la keeno. Ereg ayaa sheegay in waddanka sharci iyo nidaam uu leeyahay islamarkaana aysan cidna jabin karin. Warsidaha GN oo Soo Xigaanaya Mareegta Garowe Online ayaa shalay  baahiyay arrintan. Maaha markii ugu horaysay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland shaqada ka fariisiyo mas’uuliyiin dowladda katirsan xilli Madaxweynuhu waddanka ka maqanyahay, balse badankooda dib ayaa loo soo celiyaa iyadoo aan faah faahin dheeraad ah laga bixin sababta looga noqday go’aankii hore. Hoos Ka Dhageyso:- http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2017/08/Taliyaha-Ciidanka-Booliska-Puntland-.mp3 Goojacade News Garowe-Puntland Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here