18 oo ku dhimatay Qarax Bas marayey duleedka Muqdisho

0

Duleedka Muqdisho ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen ugu yaraan 18 qof oo saarnaa gaadhi Bas ah oo lala beegsaday Bambaano jidka la dhigay. Bombka ayaa ku qarxay bas yar meel u dhow Lafole. Dadka dhintay dhamaan ayaa la aaminsan yahay inay yihiin shacab. Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay inuu u dhawaa baabuur siday milatari oo aan qasaaro gaarin. Qofna ma sheegan weerarka, laakiin kooxda Alshabaab ayaa weerar ku qaada shacabka iyo dowladda.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here