5 qof oo ku dhimatay qarax Muqdisho ka dhacay

0

Shan qof ayaa ku dhimatay, toddobo kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii baabuur lagu qarxiyay maqaayad la buuxay ee degmada Xamarweyne, sida uu BBC u sheegay afhayeenka gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow xarunta dowladda hoose ee Muqdisho. Maalintii Sabtida ayaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lagu qarxiyay maqaayad ku taala degmada Shibis, waxaana halkaasi ku dhintay sedex qof iyadoo shan kalena ay ku dhaawacmeen.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here