MADAXDA AFRIKA OO SHIRKOODII ADIS_ABABA UGA SOCDAY KU CAMBAAREEYEY GO'AAMADA TRUMP

0

ADIS-ABABA- Shirkii magaaladda Adis-ababa uga socday madaxda midowga afrika ayaa gabagabadiisii maanta si aad ah loogu canbaareeyey go’aanka uu Madaxweyne Trump kasoo saaray arimaha qaxootiga iyo socdaalka ee Toddoba wadan oo Muslim ah. shirka ayaa go’aankaas ku tilmaamay mid ilhaamo ku ah wadamadaas iyo Dunidaba, waxayna Trump ugu baaqeen in uu si deg-deg ah uga laabto.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here