Abaanduulihii ciidamada AMISOM Gen. Jonothan Rono oo la bedelay Sawiro

0

Waxaa la bedelay oo la macsalaameeyay Abaanduulihii ciidamada AMISOM Gen, Jonothan Rono. Gen, Jonothan Rono waxaa bedelay oo xilkii kala wareegay Major Gen. Mohammadesha Zeyinu oo kasoo jeeda dalkaasi Itoobiya. Gen. Jonothan Rono oo isagu kasoo jeeda dalka Kenya ayaa mudo sanad ku dhow hayay xilka Abaanduulaha ciidamada AMISOM, waxaana xaflad sagootin ah loogu qabtay xerada Xalane ee garoonka diyaarada Muqdiso.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here