Abdifatah M Muuse Dhiil oo ku guuleystay Orodka 1000m Gobolka Badanwürttomberg Germany

0

Abdifatah M Shire Muuse Dhiil oo ah wiil Somalia ah ayaa sabtidii ku guuleystay orodka 1000 mitir ee orodada Gobolka Badanwürttomberg ee Dalka Germany. Abdifatah oo wiil dhalinyaro ah ayaa dadkii daawanayey iyo tababarayaashii u muujiyey mustaqbal fiican oo ah inuu u gudbi doono orodada heer qaran. Abdi fatah ayaa hada dadaal ugu jira siduu kaalin muuqata uga geli lahaa orodada mustaqbal soo socda, isagoo muujinaya karti dheeraada oo aan kala go lahayn oo uu doonayo inuu gaaro heer uu u soo safto Ururodada aduunka. [gallery columns="4" td_select_gallery_slide="slide" td_gallery_title_input="Abdifatah Shire" ids="3391,3390,3389,3388,3387,3386"] ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here