ABSHIR BUKHAARI OO KU GUULEEYSTAY DOORASHADA GUDOOMIYE KU XIGEENKA 1-AAD AQALKA SARE

0

Xildhibaan Abshir Maxamed Bukhaari ayaa ku guuleeystay Gudoomiye ku Xigeenka 1-aad Ee Baarlamaanka Aqalka Sare ee dalka Soomaaliya. Abshir Bukhaari iyo Xildhibaan Dhag Dheer ayaa u Tartan Culus uu dhexmaray waxaana ugu Dambeeyntii ku Guuleeystay Abshir Bukhaari. Abshir Bukhaari  ayaa helay 30 Cod halkan Dhag Dheer uu helay 22 Cod . Labada masuul Ee Tartameeysay ayaa labada ka soo jeeda Deegaanada Gal-Mudug. Guddiga Doorashada ayaa ku dhawaaqay Natiijada.   Goojacade.com Muqdisho
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here