AHN Farxaan Maxashwaan oo weerarkii xalay ee Laascaanood ku dhintay

0
Alle How naxariistee waxaa weerarkii xalay lagu qaaday xarumaha Somaliland ee Laascaanood ku dhintay Taliye Sare Farxaan Maxashwaan, oo ahaa tiirarka ugu muhiimsan Ciidanka Khaatumo.

Taliye Farxaan wuxuu ahaa hogaamiyihii weerarka waxaa ku dhacday xabad si khalad ah ay ciidamadiisu u rideen.

Farxaan wuu dhaamac, wuxuuna ku nafbaxay Magaalada Boocame oo maanta lagu aasay. 

Taliyaha ayaa Magac weyn ku lahaa degaamada SSC iyo Maamulka Khaatumo.

]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here