Akhriso 11 Xildhibaan oo dib loogu celiyay maamul goboleedyada

0

Magaalada Muqdisho waxaa gaaraya xildhibaanadii ku soo baxay doorashooyiinkii dhowaanahan ka socday dalka. Waxaa la filayaa in beri la dhaariyo xildhibaanadaasi cusub ee Soomaaliya. Balse, waxaa la sheegayaa in meelaha qaar weli ay ka jiraan doodo iyo khilaafaad ka dhashay doorashada. Guddiga xallinta khilaafaadka ayaa dib u laalay 11 kursi oo lagu muransanaa. Kuraasta dib loo celiyay waxa ay ka kala yimaadeen dhammaan maamul goboleedyada dalka. Akhriso Magacyada, Beelaha iyo Maamul Goboleedka ay ka yimaadeen. ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here