Akhriso Liiska Magacyada 8 Musharax ee maalinta Barri ah jeedin doona Khudbada

0

Muqdisho (Goojacade.com)-Baarlamaanka Somalia ayaa maalinta beri ah u gudbi doona qeybta labaad ee dhageysiga Khudbadaha Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha.
Khudbadaha ay Musharaxiinta jeedinayaan ayaa waxaa maalinta berri ah ku qoran ilaa 8 Musharax oo ay soo xuleen Guddiga. Seddeeda Musharax ee maalinta Berri ah jeedin doona Khudbadaha ayaa waxa ay kala yihiin: 1-Cabdinaasir Cabdulle Maxamed 2-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame 3-Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) 4-Cabdulaahi Cali Axmed (Cadow Cali Gees) 5-Cabulaahi Cali Xasan 6-Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi 7-Cali Xaaji Warsame 8-Cabdulkhaadir Cosoble Cali Shalay ayaa xildhibaanada Baarlamaanka waxaa khudbado ka horjeediyay 7 Musharax oo ay ka mid yihiin Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh Axmed. Sidoo kale Maalinta Axada ah ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo dooda oo la dhageysto Sideeda Musharax ee ugu dambeysa.
]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here