AKHRISO LIISKA MUSHARIXIINTA ISU DIIWAAN GELISAY TARTANKA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA

0

MUQDISHO: Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo fadhigoodu uu yahay Villa Hargeisa, ayaa saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ku qaabilaayay musharaxiinta. Iyadoo wakhtigii kama danbaysta ahaa ee loo qabtay in ay is diiwaan geliyaan ku egtahay maanta oo bishu tahay 29/01/2017. Magacyada Musharrixiinta ilaa hadda isu diiwaan gelisay Tartanka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kala ah:- 1: Shariif Sheekh Axmed 2: Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke 3: C/qaadir Cosoble Cali 4:Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) 5:C/raxmaan C/shakuur Warsame 6: Jibriil Ibraahim Cabdulle 7: Xasan Sheekh Maxamuud 8: Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) 9: Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) 10: C/naasir Maxamed Cabdulle 11: Cali Xaaji Warsame 12: Saciid C/laahi Dani 13:Maxamed Maxamuud Culusow 14:C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) 15:Saciid Ciise Maxamuud 16:Bashiir Raage Shiiraar 17:C/laahi Ciilmooge Xersi 18: C/laahi Cali Gees.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here