Akhriso :Qab'aiilada Saraakishi Iyo Ciidamadi Ku Dhinta Dagaalki Maanta Ee Degaanka Af-urur

0

  • Qabaiilki  Tiinle oo Degaan ahaan uu Degaan Af-Urur waxaa ka dhintay 40 Askari
  • Cismaan Maxamuud   9 Askari
  • Warsangeli   11 Askari
  • Dashiishe  7 Askari
  • Cali  Saleebaan 2 Askari
  • Ciise Maxamuud  10 Askari
  • Dhulbahante  15 Askari
  • Leylkaase  3 Askari
  • Cumar Maxamuud 2 Askari
  • Gahayle siwaakhroon 3 Askari
  • Kaskiqaabe 7 askari
  • Madhiibaan 3 Askari
  • Awrtable  2 Askari
  • Ugaar saleebaan 3 askari
  • Idigfacle 1 Askar
  • Saraakisha Dhimaatay  waa 7 Korneyl   oo ay ku jiraan saddexdi Masuul ee Horkaacayey Ciidanka Puntland oo Magacyadoodu kala Yihiin Kornayl Tusbaxle,Kornayl Shire Cumar Cali Salaad ,Kornayl Warsame[Sangaal] Sida Ilo-Wareedka Xogta soo Gaarsiiyey Shabakada Goojacade.com Meydka Ciidamada ayaa Goor dhaweyd la Keenay Tuulada Ceel-Daahir ee Duleedka Magaalada Bosaso.   Goojacade.com Garowe-Puntland Email:-Goojacadewebsite@gmail.com]]>

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here