[Akhriso] Qodobada heshiiska dhexmarey dowlada Federalka iyo Puntland

0

Kadib kulamo socday muddo ka badan Asbuux una dhaxeeyay Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo Ra’isal wasaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake islamarkaana looga hadlay nidaamka horay u diiday Puntland ee 4.5 ayaa ugu dambeyn noqday mid lagu hishiiyay. Hishiiska labada dhinac ayaa dhacay kadib markii maanta magaalada Garowe soo gaareen wufuud kasocota dalka Ethopia, EU, UN, iyo IGAD kuwaasi marag ka ahaa madasha lagu kala saxiinayay waxyaabaha dowladda Federalka iyo Puntland isku waafaqeen. Puntland ayaa ogolaatay nidaamkii ay horay u diiday ee 4,5, waxaana labada dhinac kala saxiixdeen qoraal ka kooban qodobo. Hoos ka Akhriso Warmurtiyeedka labada dhinac ku hishiiyeen heshiis-puntland-dfs1heshiis-puntland-dfs2heshiis-puntland-dfs3heshiis-puntland-dfs4heshiis-puntland-dfs5 ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here