Al Shabab oo 5 askari ka dilay kolonyo ciidan Kenyan ah Gobolka Waqooyi Bari

0

Wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in cidamo katirsan Al Shabab ay weerar ku qaaden kolonyo ay la socden ciidamada Kenya oo marayay deegaanka Dimu oo 40 u jirta degmada Ceel Waaq ee xadka Soomaaliya iyo Kenya. Weerarka oo gaadmo ahaa waxa lagu dilay 5 askari oo ka tirsan ciidamada Kenya oo ku sii socday Mandheera. Gudoomiyaha Mandheera Cali Rooba ayaa xaqiijiyay in ciidamada Kenya weerarka looga dilay ugu yaraan 5 sarkaal oo Booliska ka tirsan waxa uu sheegay inuu cambaareynayo weerarkasi.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here