AMINA MAXAMED OO LOOGA GUULAYSTAY TARTANKII MADAXTINIMADA AFRIKA

0

ADIS-ABABA, Shirkii madaxda midowga Afrika uga socday Adis_ababa oo qorshayaasha horyaal ay ka mid ahayd doorashada hogaamiyaha midowga Afrika oo dhowr xubnood oo ay ku jirto Amina Maxamed Wasiirka arimaha dibadda Kenya ku tartamayeen ayaa wareegii u danbeeyey codaynta galabta looga adkaaday Amina Maxamed. waxaa tartanka 54 ee doorashada madaxa  ururka midowga Afrika ku guulaystay wasiirka arimaha dibada dalka Chad Moussa Faki Mahamat. la soco warar faahfaahsan. ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here