Aqoontu waa furaha horumarka Dugsiga Farsamada Gacanta Xuddun Sawirro Video

0

Waxaa Magaalada Xuddun laga bilaabay Dhismaha Dugsiga Farsamada Gacanta ee Xuddun. Dhismaha Iskuulkan waxaa iska kaashana dadweynaha iyo Qurbajoogta degaanka. Dugsigan wuxuu dabooli doona baahida dadka degaanka, dhismihiisuna wuxuu faaiido u yahay bulshada Degmada Xuddun oo ku fadhida degaan aad u balaadhan. Ka qaybqaado mashruucan oo u faaiidee bulshada Xuddun, caruur la mid ah caruurta ayaa ka faaiidaysan doonta. [gallery columns="4" td_gallery_title_input="Dugsiga Farsamada Xuddun" ids="3524,3525,3526,3527,3528,3529,3530,3531,3532"] DAAWO AAS AASKII DUGSIGA. https://youtu.be/ljz5krNPyCc]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here