AQRISO DOCOMENTI Kuxigeenka Madaxa Sirdoonka Soomaaliya oo is casilay+Sabaabta Iscaasiladiisa
Ma sheegin sababta keentay is-casilaadda sarkaalkan sare oo muddo dheer soo hayay xilkan, isla markaana ka mida saraakiisha ugu muhiimsan NISA, waxayna wararka qaar sheegayaan inuu saluugay qaabka shaqada NISA iyo tallooyin badan oo aan laga hoos qaadin.
AKHRISO QORAALKA IS-CASILAADDA
