Banaanbax lagu gubay Calanka Somaliland oo Buuhoodle ka dhacay

0

Magaalada Buuhoodle waxaa ka dhacay Banaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo Somaliland, iyadoo banaanbaxayaashu siteen Calanka Soomaaliya. Banaanbaxayaasha ayaa Goob fagaare ah Ku gubay Calanka Somaliland. https://youtu.be/ADp_PSgTTAo]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here