Bas lagu qarxiyay Jerusalem iyo 10 qof ku dhaawacmay

0

Qarax ka dhacay bas magaalada Jerusalem ee Israel ayaa ugu yaraan toban qof ay ku dhaawacmeen. Boliiska ayaa sheegay inay aaminsan yihiin inay tahay weerar mintidiin. Telefishinka ayaa laga soo daayay baska gubtay oo qiiqaya koonfur galbeed magaalada. ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here