Bomb lagu tuuray suuqa Wadajir oo 7 qof ku dhaawacantay

0

Qarax bomb gacmeed ayaa lagu tuuray suuqa degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyay toddobo qof oo rayid ah ayuu dhaawac ka soo gaaay bomgacmeedka. Waxaa la aaminsan yahay in gaaari ciidamada oo meesha marayay lala beegsanayay. Alshabaab ayaa bisha ramadaan kordhisay weerarada ay ku qaado shacabka, ganacsatada iyo dowladda. Maanta oo ah maalintii ugu danbaysay bisha Ramadaan ayaa aad loo buuxaa suuqyada si loogu diyaar garoobo Ciida.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here