Boqor Buur-Madow: Xildhibaan Dhakool qabiil ma leh hadalkiisuna waa cabasho siyaasadeed

0

Boqor Buur-Madow ayaa ka jawaabay eedo looga soo jeediyey shirkii Beelaha Dir ee uu Adisabbaba kaga qayb galay.

Boqorka ayaa soo hadal qaaday xubno uu ka mid yahay Xildhibaan Dhakaal, kaas oo uu ku sheegay in aanu qabiilkaba aaminsanayn, ee uu aaminsan yahay ururada diimeed ee uu ka tirsan yahay, isagoo hadalkiisii ku tilmaamay cabasho siyaasadeed.

Dhegayso hadalkii Boqor Buurmadow:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here