Caaqil Askar Jaamac Yuusuf oo saaka ku geeriyooday Degmada Xuddun

0

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN: Alle haw naxariistee, Waxaa saaka magaalada Xuddun ku geeriyooday Caaqil Askar Jaamac Yuusuf, oo ka mid ahaa cuqaasha ugu waaweyn ee degaamada Sool, Sanaag iyo guud ahaanba Somalia. Caaqil ayaa da’ gaaray maanta ayaana lagu aasay Xuddun. Dhamaan bahda goojacade.com iyo Qoyska Reer Muuse Dhiil waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladdi uu ka geeriyooday iyo shacabka Reer Xuddun. Waxayna ilaahay uga baryayaan inuu samir iyo iimaan ka siiyo, marxuumkana naxariistii janno ka waraabiyo. AAMMIN]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here