Cabdi Qawdhan oo maanta la wareegay xilkii Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland

0
cabdiqawdhan2

Cabdi Ibraahim Warsame (Cabdi Qawdhan) ayaa maanta la wareegay xilkii Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland oo uu Madaxweyne Deni dhowaan u magacaabay.

Xilwareejinta ayaa waxaa ka soo qaybgalay madax iyo waxgarad kale.

Cabdi ayaa hadda gudagalay hawlmaalmeedkiisii iyo shirar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here