Cabdi Qawdhan oo maanta loo dhaariyey Wasiir xigeenka Maaliyada Puntland

0
cabdi qawdhan dhaarin3

Waxaa maanta Xilka Wasiir ku xigeenimada Wasaarada maaliyada ee Puntland loo dhaariyey Cabdi Ibraahim Warsame (Cabdi Qawdhan).

Dhaarinta waxaa kale oo ka qayb galay madaxweyne Deni, iydoo isla goobta lagu dhaariyey xubno kale oo la magaabay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here