Cajiib:waxaa uu Geeriyooday Marki Si Kaftan ah loogu sheegay in Madaxweyne TRUMP xilka laga Xaayubiyey.

0

  75 jiir uu dhashay dalka Mareykanka ,gaar ahaan Gobolka Oregon ayaa Geeriyooday ka dib marki ooridiisi hore aaminsiisay in Madaxweyne Donald Trump xil Ka xaayubin lagu saameyey. Micheal Gerland Elliotta ayaa horaanti bishaan naftu ka dhacday ,ka dib xaaskiisii hore iyo asxaabtiisu uu sheegeen in warkaas lagu daabacay wargeyska la yidhahdo The Oregonian oo xusay in Madaxweyne Donald Trump xilka laga xaayubiyey . ”Marki uu warkaas maqlay ninki waayelka ahaa neefti ugu dambaysay ka soo baxday”ayuu yidhi qof jinaasada ninkaan ka qeybgalay”. Teresa Elliott oo xaaskisi hore ah ayaa qaar ka mid ah warbaahinta mareykanka uu sheegtay in saygeedi hore uu aad uga naxay doorashadi Trump si kaftan ahna ay uu sheegtay in Madaxweynaha xilka laga xaayubiyey,ka dibna uu ninkaas waayelka ahi farxad daradeed la dhintay. Ninka geeriyooday oo ku dhashay Magaalada Virginia,balse aakhirki u guuray California wuxuu ahaa nin kubadda Gacanta ee Golfka aad uu jecel,aadna wuxuu uu nebca Madaxweynaha Haatan taalada dalkaas haya ee Donald Trump,dadki aad ka uga ololeyeyna wuu ka mid ahaa sida uu daabacay wargeyska Guardian oo Maankab soo xigtay. Goojacade.com Nairobi -Kenya email:-Goojacadewebsite@gmail.com  ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here