Gudoomiye Kuxigeenka sadexaad ee UCID Cali Guray ayaa sheegay inuu raacsan yahay in dib loo eego in Baasaboorada Somalia qofkii u baahani uu helo, halkii uu Garoowe u doonan lahaa. DAAWO: https://youtu.be/rwjX-33IVIs]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.