Cali Khaliif Galaydh iyo kooxdiisii oo berito lagu wado in ay Laascaanood diyaarad ki yimaadaan

0

LAASCAANOOD- Wararka laga helayo dalka Djibuti ayaa sheegaya in Cali Khaliig Galaydh iyo kooxdiisii uu Djibuti u kaxaystay ay berito diyaarad ku iman doonaan magaalada Laascaanood. Kooxdam Cali Lhaliif horjoogaha u yahay ayaa Djibuto kaga qaybgalay shirkii ay Somaloland la lahaayeen. Shirkaas oo gabagabadiisii ay kasoo baxday in Somaliland lagu  midoobey La soco wixii lasoo kordha]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here