Wargeyska Ogaal ee ka soo Baxa Somaliland ayaa cadadkiisii maanta ku shaaciyey in Cali Khaliif Galaydh uu Xukuumadda Somaliland u soo gudbiyey gudi ka kooban 55 xubnood oo uu hogaaminayo mid ka mid ah Hangooladdii uu ku shaqaysto.
Liiska ayaa lagu sharaxay inuu yahay Dhulbahante oo Somaliland isugu soo luga duwaday.
Daawo Sawir bogga Hore ee Wargeyska
]]>