Cali Khaliif oo tuurta ku sita waraaqihii uu balicad ku soo samaystay oo Buuhoodle ku soo jeeda

0

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya xuduudka Itoobiya iyo Somalia ayaa sheegaya in Cali Khaliif oo tuurta ku sita waraaqihii uu balicad ku soo samaystay uu u soo jihaysanyo Magaalada Buuhoodle. Hogaamiye Kooxeedkan waxaa la socota xidhmo ka mid ah dadka isaga taageersan ee ay duurka ku wadajireen. Cali ayaa la sheegay inuu doonayo inuu shacabka Buuhoodle ka dhaadhiciyo qorshe uu doonayo inuu Hargeysa ugu baxsado, wuxuuna ayaamahan ku sugnaan doona Buuhoodle. Kala soco goojacade.com wixii wara ee ka soo kordha ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here