CALIYO CILMI BADANAA OO CAQLI YARAA “IS BARBAR DHIG HESHIISKII AWRBOOGAYS IYO DHICISKA KHAATUMO”

0

BUUR BAA FOOLATAY, MARKAASAY IRBAD DHASHAY, wax ka dhigan odayaashii Soomaalida ugu Cilmiga badnaa Prof. CALI KHALIIF GALAYDH IYO CALI CIISE CABDI, ee afarta sano foolanayey, ee mar lahaa REER KHAATUMO ayaan xoraynaynaa, marna lahaa Somaliland baan wada hadlaynaa oo waxweyn baan soo wadnaa ee na aamina, oo maanta dhiciyey. Horay baa Habari u tidhi “CALIYO CIIDAN MOOD WAA CAAL LA’AAN”. HOOS WAXAAN ISKU BARBAR DHIGAYNAA HESHIISKII AWRBOOGAYS EE UU HOGAAMIYAHA KA AHAA BAASHE CALI JAAMAC IYO AFGARADKA PROFOSOORADU SOMALILAND LA GALEEN, ANAGOO IDIIN BALANQAADAYNA INAAN QORAALADA DAMBE IDIINKU SOO GUDBINO SHARAXAAD KU SAABSAN AFGARADKA IYO UJEEDOOYINKOODA. Hoos ka Akhriso labadii Qoraal, dabadeedna is barbar dhig oo qiimee, fekerkaagana ka soo dhiibo. AFGARADKA LABO CALI (KHAATUMO) IYO SOMALILAND: Fiirso siday labo Cali asaagood uga hadheen, AFGARADKA ay Somaliland la galeen qodob qudha oo danta Khaatumo ka turjumaya ama muujinaya waxay doonayeen oo lagala heshiiyey, masiir Siyaasadeed iyo saami qaybsi awoodeed ahi kuma jiro, maxay Somaliland ku diidanaayeen oo kala heshiiyeen? AFGARADKA KHAATUMO IYO SOMALILAND: [caption id="attachment_12812" align="alignnone" width="640"] AFGARAD DHEX MARAY SOMALILAND IYO KHAATUMO[/caption] HESHIISKII AWRBOOGEYS EE BAASHE CALI JAAMAC HOGAAMINAYEY: Heshiiskii AWRBOOGEYS ee ay wada galeen BEESHA MAXAMUUD BARRI IYO SOMALILAND wuxuu ka koobnaa 3 Qaybood, Qayb 1aad waa lagu heshiiyey oo laysla saxiixay, Qayb 2aad AF ahaan ayaa looga heshiiyey, laakiin farsamo ayey u baahatay, waxaana loo balansanaa diiwaangelinta ka dib, sida percentage ka SAAMI QAYBSIGA AWOODA, FURISTA AMA DIB U EEGISTA DASTUURKA IWM, Qaybta 3aad waxay ahayd qodobo xaasaasi ah oo xukuumadu aanay awood u lahayn inay Awrboogays go’aan kaga gaarto oo wadatashi dheeraada u baahday. AKHRISO HESHIISKII MAXAMUUD BARRI IYO SOMALILAND EE AWRBOOGAYS INTII LAYSLA SAXIIXAY: FADLAN FEKERKAAGA KA SOO DHIIBO]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here