CAQABADO HADHAYN DOONA NATIIJADA SHIR AY DHOWAAN YEELAN DOONAAN JILAYAASHII FILIMKII MAXAMUUD GARAADIYA IYO MASUULIYIIN SOMALILAND AH

0

AKHRISO QAYB KA MID AH SAAMIGA BEESHU KU LEEDAHAY SOMALILAND OO WAX BADANI KA MAQAN YIHIIN Isku soo duuboo Arimahan kor ku xasan iyo kuwo kale oo badan oo aan halkan lagu soo koobi karini waxay Caqabad ku noqon doonaan Natiijadda Kulanka dhowaan dhex mari doona Jilayaasha Filimka MAXAMUUD GARAADIYA ee Hargeysa oo uu ku jiro Atoorihii hore ee Filimka Baashe Cali oo dhaawacii kasoo kacay iyo Xubno dhinaca Somaliland ka socda. Waxayna wiiqi doontaa guusha iyo ujeedada labada dhinac leeyihiin oo la ogaan doono siday u dhacdo ayaamaha soo socda. Goojacade News Rome Italy]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here