Ciidamada Puntland oo dad shacab ah ku xasuuqay degaanka Qorilay

0

Wararka ka imanaya deegaanka Qoriley ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay 4 subaxnimo ay ciidamada Puntland weerar afar jiho ah ku soo qaadeen deegaanka Qorilay, iyagoo xasuuq ba’an u geystay shacabkii degaanka. Inta la xaqiijiyey waxay xasuuqeen ugu yaraan 13 shacab ah, iyadoo ay jiraan dhaawac farabadan oo qaarkood khatar yahay. Lasoco faahfaahin dheeraada goojacade.com]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here