Ciidamo xalay shacab ku laayey Muqdisho oo gacanta lagu soo dhigay

0

Ciidamo kuwa mileteriga ay oo xalay dad shacab ah ku laayeen degmada Hoda ee magaalada Muqdisho ayaa lagu wareejiyay hay`adaha amniga kuwaas oo iminka xabsi ku jira. Askartan iminka la hayo oo tiradooda lagu sheegay ilaa iyo saddex ayaa waxaa ay saddex ruux oo sacab ah ku dileen habeenimadii xalay agagaarka warshada caanaha ee degmada Hodan. Afhayeenka gobolka Banaadir oo arrintan warbaahinta uga warramay ayaa sheegay in gacanta lagu hayo laguna soo wareeiyay sadax askari oo katirsan ciidanka mileteriga kuwaas oo xalay dad shacab ah ku dilay degmada Hodan.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here