Daawo Abwaanka Sangub oo ku muusanaaba in dagaal lagu qaado Kenya

0

Abwaanka Soomaaliyeed ee Maxamuud Cabdullaahi Ciise “Sangub” ayaa cod dheer ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in ay u diyaar garoobaan difaaca dhulka Soomaaliyeed ee Kenya kusoo xadgudubtay, isagoo sheegay in qof walba oo Soomaaliyeedna isu diyaariyo jihaad. “Tolla’ayey tolla’ay, tolla’ayey Soomaalaay, tolla’ay dowladdeydaay, nasiib-daro ma Kenyaa maanta ii soo dirsaneysa oo dhulkeygii hore haysata, waxaynan dowladeyna ku darin xiriirkii waa u goynay Kenya, anigoo ku hadlaya abwaanada Soomaaliyeed iyo shacabka, annaa Kenya xiriirka u gooyay, waa dagaalameynaa, dalkeynaa ka dagaalameynaa” ayuu si kulul u yiri Abwaan Sangub. Daawo Abwaanka https://youtu.be/RRa1flZaogk]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here