Daawo Axmed Madoobe oo ku biiray nabad raadinta Puntland iyo Galmudug

0

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa gurmad nabadgelyo raadina ugu kicitay maamulada Puntland iyo Galmudug. Warkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya inuu ka soo degay magaalada Garowe, isagoo la filayo inuu u gudbi doono Galmudug Daawo hadalki Axmed Madoobe: https://youtu.be/uTPpuKIY5S8]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here