Daawo Baashe Maxamed Cadde oo ka warbixiyey Kulankii ay isaga iyo weftigiisu Cali Khaliif kula yeesheen Xidhxidh

0

Hargeysa- Baashe Maxamed Cadde oo ah gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Somaliland ayaa ka warbixiyey kulankii ay isaga iyo masuuliyiin kale oo Somaliland ahi kula yeesheen Tuulada Xidhxidh hogaamiyihii Somaliland isu dhiibay ee Khaatumo Cali Khaliif Galaydh (Prof Gunimo). Dhinacyada kulankan Xidhxidh dhexmaray oo dhamaantoodba beesha Bahararsame kasoo jeeda ayaa isugu yimid sidii ay tashi hoosaad iyo mowqif midaysan uga qaadan lahaayeen Qorshaha Maamulkii Khaatumo iyo degaamadiisaba loogu gacangelinayo Somaliland. Daawo warbixinta Baashe https://youtu.be/EVuvXA0lmk8]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here