Daawo Barnaamijkii Doodwanaag ee sababay in la xir xiro qaar ka mid ah shaqaalaha TV Universal

0

Nabadsugida Dawlada Federaalka ayaa xirxirtay qaar ka mid shaqaalaha Universal TV. Weriyeyaasha la xirxiray waxaa ka mid ah wariye Cawil Daahir Salaad, waxaana loo aanaynayaa in xarigooda uu sababay Barnaamijkii DOOD WADAAG ee sida tooska ah uga baxay Televisionka Universal maalintii Khamiista oo Bisha September aay ahayd 30, 2015. Barnaamijka waxaa ka qaybgalay Xildhibaano ka shifayn Sirto badan oo la xidhiidha sida dalka Soomaaliya Taladiisa Loola Wareegay. Daawo Barnaamijkii oo dhameystiran. https://youtu.be/TERAm56OTTU]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here