Beelaha Walaalaha ah ee Bihidaarays iyo Reer Jibriil oo ka tirsan beesha Dhulbahante ayaa ka heshiiyey arimo ay isku hayeen. Waxgaradka Labada beelood oo ku sugan Magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay ka heshiiyeen arimihii u dhaxeeyey. sidoo wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa cadeeyey heshiiskaas. DAAWO: https://youtu.be/AxDA1E2hUoI]]>