Daawo Beesha Bahararsame iyo Somaliland oo ku heshiiyey midnimada Somaliland

0

Waxaa Magaalada Caynaba ku soo gebageboobay shir beryahanba u socday Cuqaasha iyo waxgaradka Beesha Bahararsame oo uu hogaaminayo Garaad Raage Garaad CabdiQani Garaad Jaamac iyo Xukuumada Somaliland. Labada dhinac ayaa ku heshiiyey qodobo dhowr ah oo ay ugu horeyso dhowrista midnimada Somaliland. Daawo Qodobadii lagu Heshiiyey: https://youtu.be/b54GDeIsGuw]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here