Daawo Cali Khaliif horaan uga haynaa inta dhulka SSC Somaliland ku jirto la hadli mayno

0

Aabaanduulihii hore ee Ciidamadii SSC Col Bashiir Maxamed Xirsi oo waraysi balaadhan siiyey Kalsan TV ayaa sharaxay sababo farobadan oo uu Maamulka Khaatumo Fadhiid u noqday, sida aan loogu dhameyn iyo wadahadalada Cali Khaliif ku baaqay. Col Xirsi ayaa waxaa hadaladiisii ka mid ahaa Cali Khaliif, waxaan horey uga haynaa inta taako dhulka ka SSC ka mid ah ay ku jiraan Somaliland la hadli mayno, haduu wixii lagu doortay ka leexdo umadda ayey u taallaa. https://youtu.be/MKezQbt5K8I]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here