Daawo Cali Khaliif oo ka qayliyey heshiiskii Garoowe waacusubina ku beryey

0

Kooxda Khaatumo oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Buuhoodle ayaa ku dhawaaqay inay xiriirkii iyo wada shaqayntii u jareen Dawlada Dhexe ee Somalia. Ma cada xiriirka u dhaxeeyey Kooxda Khaatumo iyo Dawlada Federaalka Somaliya oo ay maanta jareen. Arintan ayaa ah mid beryahanba la sugayey oo la filayey in sheekada khiyaaliga ah ee Cali Khaliif soo afgo’i doonto, iyadoo ay cadeyd in Prof. Cali Khaliif Galeydh uu ku fashilmay siyaasadii iyo hogaamintii uu balanqaadyada badan dadka hortiisa ka sheegi jiray. Kooxdan ayaa la saadaalinayaa inay Somaliland u galaan, maadaama ay albaabadii oo dhami iska soo xidheen. DAAWO WARSAXAAFADEEDKII OO DHAMEYSTIRAN: https://youtu.be/YnsZQ9HwCmk]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here