Daawo Cali Khaliif oo Somaliland ka codsaday inay keligiis la hadasho

0

Odayga cidla jooga ah ee Cali Khaliif Galaydh ayaa Somaliland ugu baaqay inay keligiis la hadasho. Cali oo iminka aan wax taageero ah ku haysan degaamada beesha ayaa wuxuu raacdo ugu jira sidii Somaliland uu ula heshiin lahaa, laakiin waxaan caad ka saarayn oo la wada ogsoon yahay in Cali Khaliif aanu cidna metelin oo cadaysimo ka yahay beesha dhexdeeda. DAAWO CALI KHALIIF OO CALAACAL U DIRAYA SOMALILAND: https://youtu.be/euSQt33A-Ck]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here