Daawo Kornayl Khaatumo ah oo soo bandhigay Dhagaraha & Khalkhalka Siyaasadeed ee Cali Khaliif uu ka wado Buhoodle & Dhulbahante dhexdiisa, kuna taliyey in Degdeg laysaga qabto. https://youtu.be/AGXY8NxMmQo]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.