Madaxda Safaarada Soomaaliya iyo Masuuliyiin hore oo Dowlada Soomaaliyeed ka tirsanaa iyo jaaliyada Soomaalida oo Casho Sharaf loo Sameeyey. https://youtu.be/b9tVOtvvV18]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.