Daawo Culimada Cayn oo ku baaqay in lala jihaado Ciidamada Somaliland

0

Culimada Gobolka Cayn oo maanta ka hadashay banaanbax lagaga soo horjeedo Ciidamada Somaliland ayaa ku baaqay in marka hore la abhiyo, haday ku joogi waayaana lala jihaado. Culimada ayaa shacabka Gobolka Cayn ugu yeeray isdifaac iyo dagaal ka dhan ah Ciidamada Somaliland. DAAWO: https://youtu.be/y0l9MecYAjE]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here