Daawo Cumar Cabdirashiid oo kulmay Ban Ki-Moon iyo wasiirka arimaha dibada Ruushka

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharma’arke oo ku sugan xarunta Qaramada Midoobey ee New York ayaa kulMO L qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon, iyo Wasiirka arimaha dibada Ruushka Lavrov Sergei Ra’iisul Wasaaraha iyo Xoghayaha Guud ayaa si gaar ah ugu hadlay arrimaha dalka Somalia iyo horumarka ay ka sameysay dhinacyo badan. Labada Mas’uul ayaa sidoo kale ka hadlay baahida loo qabo taageerada Qaramada Midoobey ay siineyso Ciidamada AMISOM iyo ciidamada xooga dalka oo sameynaya horumaro la taaban karo., sidoo wuxuu wasiirka Arimaha dibada Ruushka ka wada hadleen xiriirka labada dal. https://youtu.be/HDSI03jwwqQ]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here