Daawo Daahir Calasow oo ah tifaftiraha Waagacusub ayaa warbixin ka diyaariyey ninkii horkacayey weerarkii Liido. Warbixinta ayaa lagu sheegayaa inuu xidhiidh la lahaa qaar ka mid ah masuuliyiinta Soomaalida. Daawo Warbixinta: https://youtu.be/zjCULYjffwI]]>
QORAALADII U DAMBEEYEY
Akhriso Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Raiisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Gudiga Aaska Qaran ee Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta magaalada Jigjiga ku geeriyooday.