Daawo dhakhtar Kenyan ah oo dumarka xaruntiisa caafimaad yimaada suuxiya kadibna Faroxumayn jiray

0

Dhakhtarkan Kenyanka ah oo la yiraahdo Dr Mugo oo bartay haweenka (gynaecologist) ayaa waxaa lagu helay inuu faraxumayn jiray haweenka soo booqda xarun caafimaad oo lahaa isagoo dumarka siiyo daroogo mudo sacado ah ay suuxsanaanayaan dabadeedna uu faro xumayn jiray. Haweenay uu faraxumeeye ayaa dareentay, dabadeedna go’aansatay inay kaamarada qarsoon kaga duubto howlaha uu dhakhtarkani qabto iyadoo aakhirkiina ku guulaysatay inay ku qabato faraxumeyntii uu haweenka u geysan jiray. Daawo: https://youtu.be/K3ylr-8q0oc]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here