Daawo Dhismihii sharci darada ahaa ee Deegaanka Bixin oo la dumiyay

0

Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Bixin ee g.sool ayaa sheegaya in la dumiyay dhismihii sharci darada ahaa ee Bixin iyo wow, waxaana saaka dhismahaas la geliyay cagaf, wararka ayaa sheegay in ciidamada puntland ay burburiyeen dhismahaas taasoo ah go,aan maamulka puntland ka qaatay uu ku dhamaaday si kastaba xaalada deegaanka ayaa hada degan iyadoo laga cabsi qabay inay ka dhacdo shaqaaqo sababta dagaal dhiig badan ku daato.]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here