Daawo Duulimaadyo ganacsi oo Magaalada Laascaanood ka bilowday

0

Daawo Diyaaradii ugu horeysay ee ganacsi ayaa shalay ka degtay madaarka Magaalada Laascaanood. Diyaaradan oo ka soo kacday Nayroobi ayaa rakaabkii ay siday waxay muujiyeen siday ugu faraxsan yihiin. https://youtu.be/ZjySP99mLKk]]>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here